DHAGEYSO:Shacabka Wajeer oo soo dhaweeyay xil loo doortay barasaabka ismaamulkaasi

0
190

Barasaabka ismaamulka Wajeer Axmad Cabdullaahi (Jiir) ayaa shalay loo doortay guddoomiyaha golaha ay ku mideysan yihiin barasaabyada dowlad deegaannada wadanka ee CoG.
Waxaa arrinkan soo dhaweeyay shacabka ismaamulka Wajeer.

Audio Player