DHAGEYSO:Shacaka Mathira ee uu ka soo jeeda Rigathi Gachagua oo digniin u diray xildhibaanada

0
113

Shacabka deegaan baarlamaaneedka Mathira ee ismaamulka Nyeri ee uu ka soo jeedo madaxweyne ku xigeenka waddanka ayaa uga digay xildhibaanada inay sii wadaan mooshinka xilka looga qaadayo Rigathi Gachagua.
Waxay madaxweynaha dalka William Ruto ka codsadeen inuu fursad siiyo ku xigeenkiisa si uu u dhameysto muddo xileedkiisa.
Waxgaradka ismaamulka Nyeri ayaa dhankooda sheegay inay diyaar u yihiin in la billaabo wadahadallo dib u heshiisiin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here