Maamulka gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in la jaro dhirta nacfiga leh.
Waxaa uu maamulka sidoo kale soo dhaweeyay mamnuucidda bacaha halka mar la isticmaalo.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, Saalax Xasan Cumar ayaa go’aankan warbaahinta u akhriyay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maamulka gobolka Banaadir oo mamnuucay ka ganacsiga iyo isticmaalka bacda