DHAGEYSO:Wasiiradda horumarinta gobollada oo ku baaqday in la iska kaashado la dagaallanka burcadda xoolaha

0
60

Wasiiradda wasaaradda arrimaha jaaliyadda bariga Afrika ee EAC-da iyo horumarinta gobollada Beatrice Askul ayaa ka codsatay hoggaamiyaasha siyaasadeed ee Waqooyiga gobolka Rift Valley in ay iska kaashadaan la dagaallanka burcadda xoolaha ay halkaasi dhibaatada ka gaysata.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here