DHAGEYSO:Walaac laga muujiyay xaalufinta dhirta iyo duurjoogta ee deegaanka Koonfurta Wajeer

0
97

Waxaa walaac xooggan laga muujiyay xaalufinta dhirta iyo duurjoogta ee deegaanka Koonfurta ismaamulka Wajeer.
Arrintan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo in ka badan 100 ka mid gaari dameerada kuwaas oo siday geedo, dhuxul iyo hilibka duurjogta gacanta lagu dhigay.
Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaaneedka Koonfurta Wajeer Maxamad Cadow ayaa sheegay in arrintan uu kala xaajoon doono hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR.

Dadka deegaanka ayaa qaxootiga Dadaab ku eedeeyeen inay xaalufin ba’an ku hayaan dhirta iyo ugaarsiga duurjoogta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here