DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya sheegtay inay gacanta ku dhigtay ganacsato suuqa Bakaaraha ku iibineysay raashin dhacay

0
256

Wasiirka wasaaradda ganacsiga ee xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen ganacsato suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku iibineysay raashin dhacay oo taariikhda laga beddelay.