DHAGEYSO:Koronta la’aan saameyn ku yeelatay ganacsatada Lodwar

0
141

Ganacsatada magaalada Lodwar ee ismaamulka Turkana ayaa ka cabanaya koronta la’aan saameyn ku yeelatay nolol maalmeedkooda.
Waxay sheegeen in muddo afar maalmood oo xiriir ah ay koronta la’aan yihiin.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in shirkadda bixisa adeegga korontada ee dalka ee Kenya Power aysan ka hadlin sababta keentay maqnaanshaha korontada.
Guddoomiyaha guddiga ganacsatada ee dowlad deegaanka Turkana, Edward Okumu, ayaa sheegay in ganacsatada ay ku tirsan yihiin korontada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here