Israa’iil oo weerar la eegatay xero qaxooti

0
106

Ugu yaraan hal qof oo Falastiini ah ayaa lagu dilay halka 6 kalena lagu dhaawacay weerar ay Israa’iil ka gaysatay meel u dhow xerada qaxootiga ee Nuseirat ee Qaza.
Weerarka ayaa lala eegtay booyad biyo laga shubanayay.
Laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii 2023-kii , ugu yaraan 41,206 qof ayaa lagu dilay duqeymaha militari ee Israa’iil ee Qaza halka la dhaawacay 95,337 kale.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here