Faahfaahin ku saabsan iskuday dil oo lala beegsaday Donlad Trump

0
77

Laanta dambi baarista dalka Maraykanka ee FBI-da ayaa sheegtay in ay billowday baaritaan ku aadan iskuday kale oo lagu dili rabay gelinkii dambe ee shalay lala beegsaday madaxweynihi hore ee dalka Maraykanka Donald Trump.
Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegtay in nin 58 jir ah oo lagu magacaabo Ryan Wesley Routh, uu rabay in uu dilo Trump xilli uu ku sugnaa beertiisa ciyaarta Golf-ka lagu dheelo ee ku taalla magaalada West Palm Beach ee gobolka Florida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here