Jambojet oo duullimaadyadeeda hakisay

0
267

Shirkadda Jambojet ayaa shaacisay in shaqo joojinta shaqaalaha garoomada diyaaradaha awgeed , ay ilaa amar dambe hakisay in diyaaradaheeda ay ku soo degaan ama ka duulaan gagida caalamiga ee JKIA.
Waxay dhawaan sheegtay in qaybta Terminal 1D ee garoonka ay shaqeynaysa sidaasi awgeedna ay wargelin dheeraad ah soo saari doonto marka la soo gabagabeeya howlaha qorsheynta ee socdo.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here