Macallin dhiga dugsi Quraan oo ku yaalla magaalada Mandera ayaa dadweynaha ka codsaday inay gacan ka gaystaan sidii dugsigaasi dhul u gaar ah loogu iibin lahaa.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Si aad uga qayb qaadato dhul u iibinta dugsi quraankaasi waxaad la xiriiri kartaa nambarrada taleefoonka ee kala ah 0724720041 ama 0724279177