3,000 oo carruur ah oo sanadkiiba gudaha Kenya looga helo kansarka

0
438

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in sanad kasta gudaha Kenya laga diiwaangeliyo 3,000 oo ah carruur uu saameeyay cudurka kansarka.
Caqabadaha arrintan ku gadaaman waxaa ka mid ah in xilli dambe la ogaado , qiimaha daaweynta oo sarreeya iyo daawada oo aan la dhameystiran.
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa laga soo xigtay in sanad kasta , caalamka oo dhan uu cudurka kansarka haleelo 400,000 oo qof oo ay da’doodu tahay 19 sano iyo wixii ka hooseeya.