DHAGEYSO:Kenyaanka oo lagu boorriyay inay booqdaan seerayaasha iyo duurjoogta

0
338

Wasiiradda wasaaradda dalxiiska iyo duurjoogta ee dalka Rebecca Miano ayaa ku dhiirigelisay Kenyaanka inay booqdaan seerayaasha iyo duurjoogta ee waddanka.
Waxay xustay in goobahaasi oo loo booqdo ay kor u qaadeysa dalxiiska iyo koobaca dhaqaale ee wadanka.