DHAGEYSO:Nin dhimirka ka xanuunsan oo 4 qof ku dilay Meru

0
449

Waxaa ismaamulka Meru ku geeriyooday afar qof ka dib markii uu shakhsi looga shakiyay inuu dhimirka ka xanuunsan yahay uu baangad ku weeraray.
Waxaa ugu dambeyn ninkaasi dilay shacabka oo ka carooday falkii uu gaystay.
Dhibaatadan ayaa ka dhacday tuulada Kilera ee deegaan baarlamaneedka Waqooyiga Igembe ee ismaamulka Meru.
Taliyaha booliiska ee deegaankaasi Bernard Bitok ayaa dhacdadan iyo khasaaraha ka dhashay warbaahinta u xaqiijiyay.