Senetarka ismaamulka Garissa Cabdiqaadir Maxamad Xaaji iyo xildhibaanka deegaan baarlamaaneedka Balambala Cabdi Cumar Shuuriye ayaa gaaray tuulooyinka Daley iyo Shabah, halkaas oo laga furay madaraso iyo Masaajid.
Mashruucan oo ay iska kaashadeen xildhibaanka iyo senetarka ayay bulshada si weyn u soo dhaweeyeen.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Senetarka Garissa iyo xildhibaanka Balambala oo iska kaashaday mashruuc ay bulshada ka...