Ukraine oo sheegtay in Ruushka uu dilay 4 qof

0
432

Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in weerar ay gaysatay dowladda Ruushka lagu dilay ugu yaraan 4 ruux.
Waxaa halkaasi ku dhaawacmay 24 qof oo kale.
Tani ayaa timid ka dib markii gantaallo lagu garaacay goob laga dukaameysto iyo xafiiska boosatada ee magaalada Kostiantynivka ee Ukraine.