Wararka Kenya DHAGEYSO:Hooyo waayeel ah oo ku nool Wajeer oo bulshada gargaar ka codsatay By star - August 9, 2024 0 167 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa bulshada caawimaad ka codsatay hooyo 70 sano jir ah oo ku xanuunsan magaalada Abaqkoorrey ee Koonfurta Wajeer. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/08/Mucaawiye-Wajeer-.mp3 Si hooyadan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa 0708669739