Madaxweynaha waddanka Tunisia Kais Saied ayaa shaqada ka eryay Ra’iisul Wasaare Axmed Hachani.
Waxaa uu ku beddelay Kamel Madouri oo ahaa wasiirkii wasaaradda arrimaha bulshada .
Bayaan ka soo baxay madaxtooyada Tunisia ayaan lagu shaacin sababaha keenay in xilka laga qaado Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi.