DHAGEYSO:Kalonzo: Haddii uu Gachagua xafiiska banneynaya waa inay is wada raacaan isaga iyo William Ruto

0
302

Madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa sheegay in aynan marnaba oggolaan doonin in xilka laga qaado keliya madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua.
Waxaa uu tilmaamay in haddii uu Gachagua xafiiska banneynaya ay tahay in ay is wada raacaan isaga iyo William Ruto.