Ugu yaraan 30 qof oo lagu dilay Qaza

0
110

In ka badan 30 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarro ay Israa’iil ku qaadday labo dugsi oo ku yaalla Qaza.
Waxaa duqeymahaasi ku dhawaacmay dhowr qof oo kale.
Tan iyo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore, ugu yaraan 39,583 ruux ayaa lagu dilay duqeymaha Israa’iil ee Qaza halka la dhawaacay 91,398 kale.