DHAGEYSO:Shacabka ku nool magaalada Muqdisho oo loogu baaqay in ay cadowgooda ka dhex gartaan dadka

0
211

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in dowladdu ay tallaabo degdeg ah qaadi doonto oo ay uga jawaabeyso wixii dhacay.
Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayuu ugu baaqay in ay cadowgooda ka dhex gartaan dadka.
Waxaa uu nasiib darro ku tilmaamay in qof diin sheeganayo uu isku dhex qarxiyo shacab muslimiin ah.