DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo sheegay in wasiirrada cusub ay soo afjari doonaan siyaasadda ku saleysan qabyaaladda

0
359

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in golihiisa wasiirrada cusub ay soo afjari doonaan siyaasadda ku saleysan qabyaaladda.
Waxaa uu xusay in dowlad loo dhan yahay ay kor u qaadaysaa midnimada.
Madaxweynaha ayaa intaasi ku daray in la joogo xilligii loo midoobi lahaa danaha qaran.

Waxaa tallaabada madaxweynaha ku waafaqay madaxa wasiirrada dalka ahna wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo qurbajoogta Musalia Mudavad iyo guddoomiyaha aqalka sare Amason Kingi.