DHAGEYSO:Safaaradda Soomaaliya ee Suudan oo ka warbixisay shaqooyinka ay ku guuleysteen

0
478

Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Dalka Suudan ayaa Faahfaahin ka bixisay Waxqabadkeeda labadii sano ee la soo dhaafay.
Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Suudan Maxamad Sheekh Isxaaq ayaa faahfaahiyay caqabadaha ay la Kulmeen markii ay shaqada bilaabeen Xilligaas oo gabi ahaanba la beddelay Howl-wadeenadii Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi ka dib Cabasho ay ka Muujiyeen ardayda Soomaalida ee wadankaasi Wax ka Barata.