Waxaa weli socdo duqeymaha ay ciidamada militariga ee Israa’iil ay ka gaysanayaan gudaha Gaza iyo agagaarkeeda.
Ugu yaraan 70 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay magaalada Khan Younis .
In ka badan 200 oo kale ayaa weerarradaasi lagu dhaawacay sida laga soo xigtay saraakiisha caafimaadka ee Qaza.