Haweeney faahfaahisay sababta ay ugu biirtay machadka macallinimada ee Wajeer
Iyadoo ismaamullada gobolka Waqooyi Bari ay ka jirto macallimiin yari ayay haweeney marwo ah oo lagu magacaabo Foosiyo Nuur ku biirtay machadka laga barto culuunta macallinimada ee ismaamulka Wajeer.
Haddaba maxaa go’aankan ku dhaliyay ?
Cabdiraxmaan Mucaawiye oo ay u warrantay ayaa warbixintan noo soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Haweeney faahfaahisay sababta ay ugu biirtay machadka macallinimada ee Wajeer