Dadka u ololeeya arrimaha bulshada ee ismaamulka Lamu ayaa golaha hoose ee dowlad deegaankaasi ugu baaqay inuu ansixiyo xeer mamnuucaya isticmaalka daawooyinka qorsheynta qoyska ee lagu kala fogeeyo ubadka.
Waxay hoosta ka xarriiqeen in tani ay haween badan ku yeelatay saameyn dhanka taranka ah.