DHAGEYSO:Xildhibaanka Balambala oo lacagaha ardayda dugsiyada looga bixiyo guryahooda ugu geeyay waalidiinta

0
237

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Balambala ee ismaamulka Garissa, Cabdi Cumar Shuuriye ayaa billaabay barnaamij uu waalidiinta lacagaha dugsiyada ardayda looga bixiyo guryahooda loogu gaynayo.
Arrintan ayuu mudanaha uga gol leeyahay sidii ay waalidiinta ardayda u ogaan lahayeen in lacagaha dugsiyada laga bixiyay carruurtooda.
Waxaa arrintan ka mahadceliyay waalidiinta barnaamijkan ka faa’iiday.