Dibadbaxyo la filaya in ay maanta dhacaan

0
227

Waxaa la filayaa in ay maanta qaybaha kala duwan ee dalka ka dhacaan dibadbaxyo ay dhallinyarada uga soo horjeedaan dowladda dhexe.
In kastoo uu madaxweyne William Ruto ka laabtay hindise sharciyeedkii maaliyadda ee muranka dhaliyay sidoo kalena uu kala diray golihiisa wasiirrada haddana dhallinyarada ayaa ku adkeysanaya in ay sii wadi doonaan mudaaharaadyada ay ku dalbanayaan isbeddelo dheeraad ah.
Waxay doonayaan in la xoojiyo arrimaha maamul wanaagga iyo la xisaabtanka hoggaamiyaasha.