DHAGEYSO:Hoggaamiyayaasha haweenka ee dalka oo walaac ka muujiyay meydadka dumarka ee la helay

0
347

Qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha haweenka ee dalka oo ka hadlay meydadka dumarka ee la helay ayaa maanta tegay goobta meydadka la dhigo ee City Mortuary ee magaalada Nairobi, ayaa walaac ka muujiyay mustaqbalka dumarka kenyaanka.
Waxay cambareeyee dilalka loo gaystay haweenka kenyaanka ee meydadkooda la helay.
Mid ka mid ah shakhsiyaadka u dooda xuquuqda haweenka oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in loo baahan yahay in la xaqiijiyo badqabka dumarka, lana soo afjaro dhibaateynta loo gaysanayo.