In ka badan 141 qof oo Qaza lagu dilay 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay

0
370

Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee la soo dhaafay duqeymaha Israa’iil ee Qaza lagu dilay ugu yaraan 141 qof.
Tani ayaa tirada guud ee Falastiiniyiinta duqeymahan lagu dilay laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore ka dhigaysa in ka badan 38,584 qof iyadoo la dhaawacay 88,881 kale.