Wakaaladda wararka ee AFP ayaa ku warramaysa in Ra’iisul Wasaaraha Spain Pedro Sanchez uu ka hadlay sida ay uga gaabiyeen soo afjaridda dagaallada militari ee ka taagan Ukraine iyo Qaza.
Waxaa uu sheegay in reer galbeedka ay qiranayaan labo-afleyn ama mowqifyo aan lagu adkeysan oo la xiriira colaadaha .