DHAGEYSO:Baadariyaasha Kisii oo nabad galyo ku baaqay

0
304

Hoggaamiyaasha kaniisadaha ee ismaamulka Kisii ayaa dowladda ugu baaqay in ay dhageysato tabashooyinka dhallinyarada.
Waxay sidoo kale da’yarta ku boorriyeen in ay nabad galyada ku dadaalaan oo aynan qaranka burbur u horseedin.

Tani ayaa imaanaysa ka dib markii dibadbaxyo ka dhan ahaa dowladda oo toddobaadyo socday lagu dilay ilaa 41 qof.