Wada hadallada Israa’iil iyo Xamaas oo dib u billaabanaya

0
223

Waxaa uu qorshuhu yahay in ay maanta dib u furmaan wada hadallada lagu kala dhexdhexaadinaya Israa’iil iyo ururka Xamaas ee dalka Falastiin.
Wareegga kale ee wada xaajoodyada lagu doonaya in lagu soo afjaro duullaanka militari ee ka socdo Qaza ayaa ka billaabanaya dalka Qatar.
Tani ayaa timid ka dib markii wada hadallada lagu qabtay waddanka Masar.