Xeel-dheerayaasha arrimaha xuquuqul insaanka ee qaramada midoobay ayaa Israa’iil ku eedeyay in ay dadweynaha Qaza ku hayso bartilmaameedsi lagu gaajeynaya oo lagu soo rogay.
Tani ayaa horseedday in ay halkaasi nafaqo darro iyo fuuq-bax ugu geeriyoodaan carruurta Qaza.
Waxay eedeytan ka dhanka ah Israa’iil ku soo aadaysa iyadoo muddo 10 bilood ah oo uu socdo duullaanka militari ee Israa’iil ee Qaza la dilay ugu yaraan 38,243 ruux halka la dhaawacay 88,243 kale.