Waxaa xarunta dhexe ee wasaaradda caafimaadka ee magaalada Nairobi bannaanbax ka sameeyay boqolaal ah ardayda soo bartay culuunta caafimaadka ee maray tijaabada shaqada.
Waxay sheegeen in ay sanado dhowr ah sugayaan in si rasmi ah loo shaqaaleysiiyo.
Saraakiishan ayaa wacad ku maray in aynan sii howlgeli doonin ilaa iyo inta ay wasaaradda caafimaadka ka xallinaysa tabashooyinkooda.