DHAGEYSO:Indhafiiq bilaash ah oo laga fuliyay Wajeer

0
356

Hay’adda Baitulmaal oo ka shaqeysa arrimaha samafalka ayaa howlo qalliin indhafiiq oo lacag la’aan ah u samaysay qaar ka mid ah dadka aragga naafada ka ahaa ee ku nool ismaamulka Wajeer, taasoo ay ka mahadceliyeen dadkii barnaamijkan ka faa’iiday.