DHAGEYSO:Ehellada wiil yar oo ku xanuunsan Garissa oo bulshada caawimaad ka codsaday

0
330

Ehelka iyo waalidiinta wiil yar oo muddo 15 sano ah ku xanuunsan magaalada Garissa ayaa dadka muslimiinta ah ka codsanaya in ay ka caawiyaan sidii uu daryeel caafimaad ku heli lahaa bukaanka.

Si qoyskan loo taakuleeyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee ah 0759599210