Ra’iisul xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble ayaa faray Ciidammada Qarankaasi in ay ku laabtaan xeryahoodii oo aysan ku milmin siyaasadda, isagoo ugu baaqay siyaasiyiintuna in ay ka fogaadaan hadal ama ficil kasta oo aan caawineyn xasilloonida dalka iyo wadajirka shacabka.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Rw Rooble oo faray inay xeryahooda ku laabtaan ciidamada diidanaa muddo kororsiga