MD Farmaajo oo caddeeyay in ra’iisal wasaare Rooble uu hoggaamin doono doorashada iyo amniga

0
524

Madaxweynaha Soomaaliya islamarkaana muddo xileedkiiu ku ekaa 8-dii bishii labaad ee sanadkan Maxamad Cabdullaahi ayaa caddeeyay in ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamad Xuseen Rooble uu hoggaamin doono doorashada iyo amniga
“Waxaan halkaan ka cadeynayaa in ra’iisul wasaare Rooble uu hoggaamin doono diyaarinta iyo amniga sidoo kale fulinta qorshaha sida waafaqsan dastuurka waxaa iska leh ra’iisal wasaaraha.”
Mr Farmaajo ayaa xukuumadda xilgaarsiinta faray inay howshaas baaxadda leh u hoggaansamaan.