Dibadbaxyo looga soo horjeedo canshuur oo ka dhacay Colombia

0
384

Tobanaan ka mid ah shaqaalaha dalka Colombia ayaa isugu soo baxay waddooyinka iyaga oo muujinaya sida ay kaga soo horjeedaan casnhuur lagu soo rogay.
Mudaharaadka ayaa lagu sheegay midkii ugu weynaa ee dalkaas ka dhaco.
Waxaa dibadbaxa ka qayb qaatay macallimiin , ardayda jaamacadaha , xubnaha ururada shaqaalaha iyo kooxo kale.