DHAGEYSO:Garoon casri ah oo laga hirgeliyay xerada qaxootiga IFO

0
745

Waxaa xerada qaxootiga ee IFO laga furay garoon cusub oo casri ah kaas oo la dhigay roog ay dhalinyarada xerada markii ugu horreysay ku cayaari doonaan
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray