Qaar ka mid ah xildhibaannada laga soo doortay deegaan baarlamaaneedyada ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta ee dalka ayaa sheegay in muqaadaraadka Khaadka nooca Maqooqaaga uu burburiyay qoysas badan oo wada joogay.
Waxaa ay soo dhaweeyeen go’aanka ay dowladda ismaamulka Mombasa ku kordhisay canshuurta laga qaada dadka ka ganacsada Maqooqaaga.
Mudanayaasha ayaa sheegay in saamaynta muqaadaraadka uu la mid yahay daroogada nooyadeeda halista ah.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaannada gobolka Xeebta oo sheegay muqaadaraadka Maqooqaaga oo burburiyay qoysas badan