Madaxweyne ku xigeenka dalka oo taxaddar ku baaqay

0
243

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa shacabka ugu baaqay in ay feejignaan dheeraad ah muujiyaan.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo qaybaha kala duwan ee wadanka laga dareemaya saameynta ka dhalatay roobabka culus ee da’aya iyo daadadka ka dhashay.
Baaqa hoggaamiyaha labaad ee dalka ayaa ku soo aadaya iyadoo la rajeynaya in roobabka da’aya ay sii socdaan ilaa toddobaadka labaad ee bisha Shanaad ee Maray ee sanadkan sida ay sheegtay waaxda saadaasha hawada ee wadanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here