Dibadbaxyo lagu taageeraya Qaza oo ka socdo Maraykanka

0
265

Waxaa Maraykanka ku sii fidaya bannaanbaxyada ay dhigayaan ardayda jaamacadaha.
Mudaaharaadyada ayaa ah kuwo taageero loogu muujinaya Qaza.
Ciidamada ammaanka ee Maraykanka ayaa xiray in ka badan 100 ka mid ah ardayda dalbanaya in xabbad joojin ay ka dhaqangasho Qaza oo si degdeg ah loo joojiyo duqeymaha ay Israa’iil wado tan iyo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here