DHAGEYSO:Madaxweynihii hore Soomaaliya oo ka digay in dalka ay dhibato ka dhacdo

0
1094

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamad oo la hadlayay TV Soomaali Cable ayaa sheegay in xaaladda dalka Soomaaliya ay ula Muuqato Mid ku sii socota Meel halis badan.
Wuxuu ka digay waxa u u ku tilmaamay musiibo Qaran inay waddanka ka dhacdo hadii muddo Xileedka Hoggaanka dowladdu dhamaado ayadoona wax doorasho ah la Galin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here