Xilliyada soonka waxaa jira isbeddel dhanka cunnada ah tani oo sababta in dadka qaar ay daremaan calool xanuun iyo culeys saameyn ku yeesha qofka gaar ahaan shakhsiyaadka qabo xanuunada gaarka ah sida macaanka iyo dhiig karka.
Maxamad Baaruud Xuseen oo arrimahan ka waraystay khabiir caafimaad oo ku takhasusay caafimaadka bulshada iyo cudurrada guud ayaa warbixintan Dadaab ka soo diray