Madaxweynaha dalka Mr Uhuru Kenyatta ayaa maanta goobjoog ka ahaa munaasabad lagu soo bandhigay 7,479 oo ka mid noqon doonaan waaxda adeega qaran ee dhallinyarada NYSta.
Dhallinyaradaan ayaa laga shaqaaleysiiyay xarunta Gilgil ee ismaamulka Nakuru.
7,479 ee la shaqaaleysiiyay ee dhallinyarada NYS-ta ayaa 5,361 waa rag, 2,118 ay yihiin dumar halka 47-kalena ay yihiin dad naafo ah.
Dhalinyarada loo shaaqaalaysiisay inay ku biiraan waaxda adeega dhalinyarada ee NYS-ta ayaa la geyn doona 22 xarumood oo dowladeed ah oo ka kooban gudaha dalka.
Home Wararka Kenya SAWIRRO:Madaxweynaha dalka oo maanta ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigay dhallinyarada...