DHAGEYSO:Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo sheegay inaysan wax isdabamarin ogolaanayn

0
539

Kulan lagu daahfurayay Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay ayaa Waxaa ka qayb galay Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda iyo kuwa Maxkamadaha waxeyna Hoosta ka xariiqeen inay ka wada shaqaynayaan sidii dhaqaalaha qaranka aysan Cid gaar ah uga Macashi lahayn.
Wasiirka Maaliyadda iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ee goblka Banaadir ayaa waxay Balanqaadeen inay la dagaalamayaan waxkasta oo musuqmaasuq keenaya.