DHAGEYSO:Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo booqday hooyo muddo cadaalad u raadinaysay wiilkeeda oo xiran

0
603

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/qadar Maxamed Nuur oo La kulmay hooyo u baahneyd in cadaalad uu helo wiilkeeda oo xiran muddo afar sano ah.
Wiilka ayay Hooyadaan sheegtay inuu ka mid ahaa Ciidamada dowladda kadib qorigii uu lunsaday sidaasna loo Xiray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here