Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caddeeyay in aysan dood dambe ka furnayn dastuurka Soomaaliya, isagoo difaacay go’aankii ay dhawaan labada aqal ee baarlamaanka ku meel mariyeen habraaca wax ka beddelka dastuurka.
Mar uu arrintan ka hadlay ayuu sidatan yiri
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya: Wax ka beddelka dastuurka dood dambe noogama furna